Daawo:Fartuun Birimo oo Hees Calaa-cal usoo qaaday Feysal Hanad

Fartuun-birimoWaxaa maalmihii ugu danbeeyay Saxaafada Soomaalida ay hadal haysay in Fanaanka da’da yar ee Feysal Hanad oo ah sayga Fartuun Birimo uu goordhow la aqal galay Gabar aad uga da’ yar Fartuun Birimo oo Qurbaha uga timid.

Fartuun Birimo oo aan ilaa iyo hada ka hadlin wararkaas, ayaa mar qura waxaa laga war helay iyadoo soo qaaday Hees ka tarjumeysa in uu xumaaday Xiriirkii Jaceyl ee kala dhaxeeyay Feysal Hanad.

 

 

 

 

 

 

Hadaba nala Daawo Heesta:

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here