Daawo:Ardayda Soomaaliyeed oo Bandhig-faneed lala yaabay kusoo bandhigay Turkiga

Dalka Turkiga ayaa waxa uu kamidyahay dalalka Muslimiinta ah ee sida weyn u garab istaagay shacabka Soomaaliyeed iyo doowladooda, gaar ahaan xiligii Abaaraha ay ku dhufteen qaybo kamid ah Koofurta Soomaaliya sanadkii 2011.

Turkiga waxa uu waxbarasho bilaash ah ugu deeqay kumanaan ka tirsan Ardayda Soomaaliyeed, waxaana hada dalkaas ku sugan arday farabadan, kuwaasoo wax ka barta Jaamacadaha iyo Iskuulada dalkaas.

Turkiga sidoo kale waxa uu dib u dhis xoogan ka wadaa gudaha dalkeena Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Bandhig-faneed ay ka qayb galeen Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga, waxaana bandhig-faneedkaan uu ahaa mid soo jiitay indhaha shacabka Turkiga ee iyagu goob jooga u ahaa.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here