DAAWO: Xulka Talyaaniga oo 10 ciyaaryahan Si Nasiib ah kaga badiyey Malta

Waddanka Talyaaniga ayaa xalay la ciyaaray Jaziirada Malta Xulkeeda Qaranka ee dhinaca K/cagta waxaana uu ahaa kulan katirsan isreeb reebka Koobak Qaramada qaarada Yurub ee 2016-ka la ciyaari doono.

Talyaaniga ayaa garoonka waxa looga saaray difaacooda Bonucci daqiiqadii 73aad markii loo taagay kaarka Guduudan ee Roosada loo yaqaano.

Laakiin Talyaaniga oo 10 Ciyaaryahan ku ciyaarayey ayaa si nasiib ah waxay 1-0 ku dhaafeen Malta waxaana goolkaasi udhaliyey Xiddiga Kooxda Southampton Graziano Pelle.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA KULANKAASI

1413231519757_wps_9_VALLETTA_MALTA_OCTOBER_13 1413231535434_wps_12_VALLETTA_MALTA_OCTOBER_13 1413231616022_wps_20_VALLETTA_MALTA_OCTOBER_13 1413231653310_wps_21_Italy_s_Graziano_Pelle_17 1413233059648_wps_25_Italy_s_Graziano_Pelle_ri 1413233070777_wps_28_VALLETTA_MALTA_OCTOBER_13 1413233084568_wps_31_VALLETTA_MALTA_OCTOBER_13 1413233195491_wps_34_VALLETTA_MALTA_OCTOBER_13

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here