Daawo: Xoola-dhaqato abaaro iyo daadad isugu xigsadeen

Malaayin qof oo ku nool geeska afrika ayaa waxa saamaysay abaar daba dheeraatay, taasi oo ku qaaday in ay u baahdaan gargaar bani’aadanimo. Qaramada midoobay ayaa waxa ay codsatay lacag dhan 105 milyan oo doolar oo ay doonayso in ay wax ugu qabato dadka ay saamaysay abaarta ee kunool Puntland iyo Soomaliland.

Ugu yaraan sadaxdii sanno la soo dhaafay waxaa aan di’in roobabkii go’a iyadoo arrintaasi u si dheertay El Nino oo sii xumaysay xaaldda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here