Daawo: Xildhibaano gaaray magaalada Jowhar

Odowaa oo gaaray Jowhar
Odowaa oo gaaray Jowhar

Wafdi isugu jira siyaasiyiin iyo Xildhibaano oo uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble, ayaa shalay gaaray magaalada Jowhar ee xaruunta maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wafdigan ayaa waxaa magaalada kusoo dhaweeyay maamulka Gobolka iyo dadweyne aad u farabadan, waxaana ay ka hadleen ujeedka socdaalkooda iyo maamul u samaynta Hiiraan iyo shabeelaha dhexe.

Halkan ka daawo qaabkii loo soo dhaweeyay wafdiga:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here