Daawo: Xidigaha Real Madrid oo uu kujiro Cr7 oo gaaray magaalada Cardiff

Real Madrid iyo Juventus ayaa dahbeen dambe isaga hor imaan doona kama dambeysta Koobka Champion League magaalada Cardiff ee Wales.

Kabtan Sergio Ramos iyo dhamaan xidigaha kale ee Real sida C.ronaldo Bale iyo Benzema ayaa caga dhigtay magaalada Cardiff.

Zidane iyo wiilashiisa oo xagaagii hore ku guuleeystay Koobkan ayaa doonaya ineey habeen dambe Kubadda cagta taariikh u dhigaan islamarkaasna difaacdaan Koobkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here