Daawo-wixii maanta kala qabsaday saxaafada Puntland & madaxweyne Gaas

Madaxweynaha Puntland Gaas
Madaxweynaha Puntland Gaas

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas, oo ayaa maanta ku sigtay inuu u gacan qaado mid kamid ah wariyaasha ka howlgala maamulkaas, kaasoo doonayay inuu weydiiyo su’aal ku saabsan dhaawaca wasiirka amniga maamulka¬†Qarjab, kaasoo maalmo kahor ku dhaawacmay shaqaaqo ka dhacday Boosaaso.

Halkaan ka daawo wixii maanta kala qabsaday Gaas iyo Saxaafada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here