Daawo: Wiil Jabuutiyaan ah oo labadiisa Indhood looga saaray Fikirkiisa

Liibaan waa wiil dhalinyaro ah Jabuutiyaan ah, waxaa labadiisa Indhood looga saaray Fikirkiisa uu cabiray.

Liibaan ayaa hada kujira Isbitaal ku yaal dalka Biljamka, halkaasoo lagu baxnaaninayo.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here