Daawo: Warbaahinta Mareeykanka oo si aad ah u hadal haysa dhacdadii Dabcaseyr

Dhacdadii uu Wiilka Soomaliga ah Xabbadda Madaxa ka saaray Sh Cabdiraxmaan dabacasayr ayaa Reebtay Saamyn weyn.

Idaacada FOX13 Ayaa Baahisay Warbixin ay Ciwaan uga Dhigtay “IMAAMKII BASTOOLADDA MADAXA LAGA QABTAY”

Kamarada ayaa Qabatay Wiil Soomali ah oo Bastoolad Madaxa ka saaraya Dabacasayr oo Facebook Live Hadal-jeedin kawada Axadii lasoo DHaafay.

Waaxda Booliska ayaa haatan baaraya Kiiskan, iyagoo Sheegay iney Hayaan wajiga wiilka Bastaloda Gacanta ku haysta.

sido kale warbixinta ayaa lagu sheegay in uu Dabacasayr ahaa “Imaan saacado badan fbga ka bixi Cilmiga Shareecada islaamka, iyo in Hab siman looqaybsado awoodda Hogaanka Dalsa Somalia.

fox13memphis ayaa warbixintan ku sheegtay iney isku dayday iney la xiririto Dhibbanaha Dhowr Fariimoodna ugu Dirtay Facebook giisa, Balse weli wax jawaaba Kama aysan Helin Dhibanaha, Biliisku waxa kale oo ay od sadeen

“wuxu ahaa nin Nbada ka shaqaya, oo wanaag dadka Fara, waxay doonayeen iney Toogtaan sabab La’aan” ayuu yiri Mid kamid dadkii Goob-joogga ahaa.

Xuququda Muuqaalkani waxay u dhawrantahay fox13memphis
Tixraac: http://www.fox13memphis.com/top-stories/man-attacked-at-gunpoint-outside-local-mosque-caught-on-camera/535923836

Fadlan SHARE garee si ay DIdniin ugu noqoto dadka aan ogayn Raad-xumada ay leedahay in Qof Madaxa Bastoolad laga qabto iyadoo aysna jirin Arrin kuu Bannayneysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here