Daawo Video: Qaabkii Madaxweynaha ku Tagey Maanta Degmada Cadale

Madaxweynaha Xassan Sheikh Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Arimaha gudaha iyo Taliyeyasha ciidamada nabadsugida ,xooga dalka iyo mudnaayal Barlamanka ah ayaa maanta gaaray degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe,  halkaas oo kamid ah goobihii ugu dambeeyay ee laga xoreeyay Aragagxisada Al-shababab Waxaana Madaxweynaha ku soo dhaweeyay gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe iyo shacabka reer Cadale oo sacab iyo mashaxarad ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

DSC48251

Madaxweynaha oo meel fagaare ah kula hadlay dadweynihii isusoo baxay ayaa mid mid u gacan qaaday isagoo ka xog wareystay xaaladda ay ku suganyihihin xiligian kadib heeryadii alshabaab.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

1 COMMENT

  1. Masha Allah Illahay ha dhowro Madaxweynaha Qaranka Umadda Soomaaliyeed. Waa halyeeyga Qarniga 21-aad., Waayo manta Soomaaliya waxaa u iftiintey NABAD IYO HORUMAR taas oo qofkasta oo SOOMAALI AH nacaawdeeda ama udgoonkeeda dareemi doono waqti kooban gudaheeda insha SOOMAALIYA waxay noqoneysaa dal ka kamid dalalka uGu horumarsan ee Africa. MArkaan Africa ka xaqiijisinayo Booska koobaad hadana waxaa inoo suuro gali doonto inaan La tar tarano dalal badan oo Asiada dhexe ah Sida Malaysia,Indonesia,Hong kong iwm..

    LAAKIIN ; waxaa loo baaahan yahay in Soomaalida dhamaan Gacmaha is qabasadaan, una tashadaan in Dalkooda iyo dadkoodka si wada jir ah oo DAACADNIMO IYO WADANIYAD ku jirto u caawiyaan Dalka iyo Dib u dhiskiisa iyo WELIBA GOOBAHA muhiimka u ah jiritaanka umadda SOOMAALIYEED. , si ay SOOMAALIYA u noqoto dal NABADOON.

    DOWLADNIMADDA waa Dugaal dhab ah; WAA DALAD umadda oo dhan ay ka hargeli karta DAYACNAANTA, NABADGELYO XUMIDDA, HORUMAR LA’AANTA, CFIMAAD IYO WAXBARASHO LAANTA IWM.. Haddii aan dowladDi jirin. Homar iyo Nabadgelyo toona ma jirto… marka Soomaalida oo dhan DAL IYO DIBADD, waa iney gacmaha is qabasadaan CAAWIYAANA NABADDA IYO HOMARKA DALKA SOOMALIYA…Sidoo kalena ay noqda dad DOWLADNIMADDA iyo NABADDA u hiiliya. Qof kasta oo Soomali ah DAlkiisa waxa uu ka heli doonaan NOLOL tii uGu fiicneyd. waxaana ii muuqata in laga baxaaayo DHIBAATADDA IYO DAYACNAANTA BAAHSAN EE SOOMALIDA KU QABSATEY QURBAHA.

    waad mahadsan tihin bahda Midnimo sida sharaf leh ee aan inoogu soo gudbiseen Booqashad madaxweyne Mudan Xassan Sheikh Maxamuud.
    Cadale waa Magaalo runtii qadiimi ah, waxayna u muuqataa iney heli doonto fursidii ay waqti ku hamineysay.

    Qaabka hadda ay ku socoto in lala Mataaneyo magaaloooyinka waa weyn ee Soomaliya, kuwa dibadaha ama dowladdaha xiriirka soke iyo mid saaxiibtinimo lah leh SOOMAALIYA. waxa qorshe aad u wanaagsan oo runtii si laba jibaareysa xawaaraha DIB U DHIS ee dalka. maadaama ay dowladahaasi iyo shirkadahoodaba qeyb ka qaadanayaa dhisidda HALBOWLAYAASHA IYO DHAMAAN GOOBAHA DANTA GUUD EE UMADDA.

    Nabad, Horumar iyo Baraawqo..

    Wabilaahi Towfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here