Ciidamada Kenya ayaa hareereyay Dagmada wajeer ayaga oo soo uruuriyay raga kadibna isugu keenay barxada weyn kuna amray iney funaanadaha iska baxshaan xabadkana eey dhigaan dhulka ayada oo eey ku bilaabatay jirdil xul oo eey u geeysanayeen ciidamada kenya kii isku daya inuu cararo oo u adkeeysan wayo waxashnimada jirdilka ah oo eey fulinayaan ciidamada kenya madaxa laga toogto
Ilaa hada cid loo maxkamadeeyay ma jirto Xasuuqaan ,ayada oo qaramada midoobay kii tilmaantay xasuuqaan kii ebid dhaca oo loo geeysto dad aan waxba galansan basle waxaa la yaab ah in 27 sano kadib ciidamada kenya eey hadana markale eey wajeer ku dileen dad wadada iskamareysay oo wax danbi ah galabsan.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.