Daawo: Toogasho hada ka socota Munich

93115A98-93C1-425E-97B2-7485AA13CB8E_w987_r1_sDhowr qof ayaa lagu warramayaa inay dhaawacmeen kadib markii booliiska Jarmalka ay xaqiijiyeen in toogasho ay ka dhacday xarun lagu dukaameysto oo ku taalla magaalada Munich.

“Howlgal ballaaran ayay booliiska ka wadaan xarunta” waxaa sidaas barta twitter ku sheegay booliiska Jarmalka, ayaga oo aan bixin sharaxaad intaas dheer.

Illaa iyo hadda ma cadda cidda mas’uulka ka ah toogashadan.

Warbaahinta Jarmalka ayaa ku warrameysa in dhowr qof la dilay, qaarna lagu dhaawacay toogashada xarunta laga dukaameysto ee Olympia ee magaalada Munich.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here