Daawo Taliyaha Nabadsugida Qaranka oo maraya Baaritaanka Garoonka

tuuryareTaliyaha Nabadsugida Qaranka Soomaaliya Cabdiraxmaan Tuuryare, oo kasoo laabtay safae dibadda ah, ayaa markii uu kasoo degay Garoonka Muqdisho, waxa uu maray Baaritaanka la marsiiyo dadka caadiga ah.

Tallaabada uu qaaday Taliyaha Nabadsugida, ayaa muujineysa in lagama maarmaan ay tahay in shacab iyo masuul si iskumid ah loo baaro, si loo xaqiijiyo amaanka Garoonka.

Halkaan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here