Daawo Siduu C.ronaldo xalay ula dabaal degay qoyskiisa,gacalisadiisa iyo Macalinkiisi hore Ferguson

Cristiano Ronaldo ayaa xalay buugiisa xasuus qorka ku qoray Jabtar kale, isagoo 2 Gool ka dhaliyay afartii Gool ee ay xalay ku xasuuqeen Juventus.

C.ronaldo oo sabab u ahaa in Real ku guuleeysato Koobkeedi 12-aad ee Champion League, ayaa markii ay ciyaarta soo dhamaatay waxa uu usoo dhaqaaqay dhanka gacalisadiisa Georgina Rodriguez, taasoo hada u leh Uur mataano ah Sidoo kale Cristiano waxa uu farxada la qeybsaday walaalkiis Hugo Aveiro, wiilkiisa Cristiano Jr,iyo Hooyadiis.

Sidoo kale Cristiano ayaa waqti kooban la qaatay shaqsigii sababta u ahaa heerka uu maanta taaganyahay iyo macalinkiisi hore Sir Alex Ferguson.

Halkaan ka daawo Sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here