Daawo sideey u ilmeeyeen taageerayaasha Roma sagootintii totti

Totti oo mudo 25 sano ka badan xirnaa Maaliyadda Roma ayaa isbuucii hore la macsalaameeyay, balse arinta markale inaan xusno u baahan ayaa ah in Totti loo sagootiyay si weyn islamarkaasna uu ilin ka keenay dhamaan taageerayaasha Roma saqiir iyo Kabiirba.

Halkan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here