Daawo sawiro qurux badan oo aanu kasoo qaadnay suuqa qudaarta Xamar Weyne

Suuqa Qudaarta ee Xamar Weyne ayaa ah kan ugu weyn ee magaalada Muqdisho lagu kala iibsado qudaarta noocyadeeda kala duwan.

Suuqaan waxa qudaarta loogaga keenaa degmada Afgooye oo 30-km dhanka koonfureed kaga beegan caasimada, kadibna waxa loo kala qaadaa Muqdisho si loogu daro raashinka noocyadiisa kala duwan.

Qudrada oo isugu jirta, Bocorka, Bataatiga, Yaanyada, Barbarooniga, Qaraha, Basbaaska, Canuuni, Canbo, Seytuun iyo wixi kale ee la halmaala ee lagu faakiheysto.

Hadaba nala daawo qudaarta fareeshka ah ee laga cuno magaalada Muqdisho.

By: Sami Cadow.