Daawo Sawiro ka tarjumaya Xaalada Soomaaliya Sanadkii 2012

Xeebta Liido oo ay ku dabaalanayaan dadka reer Muqdisho markii ay mudo dheer ay ka maqnaayeen dagaal awgii

Askarta Amisom oo magaalada Jowhar jooga kadib markii ay ka bixiyeen Alshabaab

Ciidanka Amisom oo ilaalinaya Xeebta Muqdisho.

Carruur kalllun ku wada dhabarka si ay u geeyaan suuqa. Kalluunka ayaa ka culus carruurta.

Arday ka qalanjabisay jaamacada Simad bishii November.

Kaluumaysatada Muqdisho oo madaxa ku sidata Kalluun ay suuqa xamar wayne gaynayaan.

Magaalada marka oo laga sawiray hawada.
Magaalada marka oo laga sawiray hawada.
Muuqaalka Muqdisho oo ku tusaya sida ay dadka barakacay iyo dadka guryaha leh isku ag dagan yihiin.

Askarta ciidamada Soomaaliya oo jooga Muqdisho.

Xeebta Muqdisho oo laga furay Baar wax laga cuno lagana cabo.

Askari ilaalinaya magaalada Kismaayo oo sanadkan laga bixiyay Alshabaab oo ay saldhig u ahayd.

Dadka reer Kismaayo oo ku harsanaya geed qumbe hoostiisa.

Dekadda Magaaladda Kismaayo.
Dekadda Magaaladda Kismaayo.
Dumarka Soomaaliyeed oo xusay Bishan ardaydii caafimaadka ee ku dhintay qaraxii ay Alshabaab ay ka samaysay dhaqaatiirtii ka qalanjabisay jaamacada Banaadir sanadkii 2009 bishii December.

Nolosha dadka barakacay ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somaaliya Xassan Sh. maxamud oo booqasho ku tagay Turkey markii ugu horaysay. Waxaa loo soo dhaweeyay si aad u wayn.

Madaxweynaha Somaaliya Xassan Sh. Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkey Cabdallah Gul oo ku soo dhaweeyay Turkey

Ciidamada Soomaaliya oo ku nasanaya cagaarka iyo geedaha quruxda badan ee Jowhar.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here