Daawo Sawirada Xafaladii Caleemo Saarka Uhuru Kenyata

Aqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Sawiro ku saabsan Xafladii Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dalka kenya, Uhuro kenyata.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo xaaskiisa Margaret oo dadweynihii munaasabadda caleema-saarkiisa u gacan haadinaya

Kooxda ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo maaweelinaysa martidii ka soo qeyb gashay xafladda caleema-saarka  oo ka dhaceysay garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo dhaaranaya iyadoo ay xaaskiisa Margaret ay u heyso bibile-ka uu ku dhaaranayo intii xafladda caleema-saarku ka socotay garoonka Kasarani ee magaalda Nairobi.

Madaxweynaha xilka wareejinaya Mwai Kibaki oo gaari dusha ka furan ku dhexmaraya garoonka Kasarani oo xaflaadda caleema-saarka Uhuru Kenyatta ay ka dhaceyso.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo markii la dhaariyey kadib seef gaara oo muujineysa inuu la wareegay awooddii dalka Kenya ka guddoomay madaxweynaha xilka wareejiyey ee Mwai Kibaki.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo markii la dhaariyey kadib seef gaara oo muujineysa inuu la wareegay awooddii dalka Kenya ka guddoomay madaxweynaha xilka wareejiyey ee Mwai Kibaki.
Kooxda ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo maaweelinaysa martidii ka soo qeyb gashay xafladda caleema-saarka  oo ka dhaceysay garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi.
Kooxda ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo maaweelinaysa martidii ka soo qeyb gashay xafladda caleema-saarka oo ka dhaceysay garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi.
Qof ka mid ah kooxda ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Kenya oo martida maaweelinaya ka hor inta aan la dhaarin Uhuru Kenyatta.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here