Wargeysyada Caalamka, ayaa labadaan maalin waxay si joogta ah uga hadlayaan madaxii uu C.ronaldo ka dhaliyay kooxdiisii hore ee Manchester United.
Laakiin markaan wargeyska ugu Caansan dalka Britain ee Dailymail, ayaa si cilmiyeysan oo qosol leh uga hadlay goolkaas, Dailymail ayaa soo sawiray sawiro muujinaya C.ronaldo ku boodaya dayax-gacmeedka.
Hadaba kusoo dhawaada oo nala daawada Sawiradaas yaabka leh ee uu soo bandhigay Dailymail.