Daawo sawirada shaqaalo Kenyan ah oo ay Al Shabab afduub u heystaan

Xarkada Al Shabab ayaa soo gelisay boga ay ku leedahay Twitter sawirada iyo magacyada laba nin oo ka tirsan shaqaalaha dowlada Kenya kuwaasi oo ay dhawaan kasoo afduubeen xadka uu Kenya la wadaago Soomaaliya.

Labadani nin oo la rumeysanyahay in lagu hayo meel ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Fredrick Irungu Wainaina oo ah 56 jir iyo Yesse, Mule Edward oo 30-jir.

Waa kuwan sawiradooda.

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.