Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxa Roobab wata daadad xoogan iyo baraf ay ku dhufteen wadamo badan oo katirsan bariga dhexe, Roobabkaan ayaa badankooda ka da’ay wadamada, Jordan, Qadar, Falastin, Srael, iyo Sacuudiga.
Qasaaraha ugu badan ee ay roobabkan wata daadadka iyo barafka u geysteen qaxootiga reer Syria ee kujira xeryaha wadamada Jordan, Qadar iyo Lubaan.
Waxaa la arkayay qaar kamid Xeryaha ay ku noolyihiin qaxootigaas oo ay buux dhaafiyeen daadadka, waxaana hada qaxootigaas lasoo darsay dhibaato aad u weyn mana haystaan meel ay kaga gabadaan.
Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxa Roobab wata daadad xoogan iyo baraf ay ku dhufteen wadamo badan oo katirsan bariga dhexe, Roobabkaan ayaa badankooda ka da’ay wadamada, Jordan, Qadar, Falastin, Srael, iyo Sacuudiga. Qasaaraha ugu badan ee ay roobabkan wata daadadka iyo barafka u geysteen qaxootiga reer Syria ee kujira xeryaha wadamada Jordan, Qadar iyo Lubaan.Haweeneey xaabo ay isku diirimaadiso guraneeysamoowjado ku dhuftay xeebta koofureed ee lubnaanwiil Syrian ah oo taagan mel udhow teendho uu daganaa oo ay buux dhaafiyeen daadadkashaqaalo isku dayaya ineey biyaha ka nadiifiyaan wadooyinka Jordan