Daawo Sawirada Qaraxyadii Maanta ee Lagu Qaaday Hotel Al Jasiira
By
-
Waxaan idiin soo gudbinaynaa sawirada khasaaraha ka dhashay qaraxyadi ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Hotelka Al Jasiira oo uu degan yahay Madaxweynaah cusub ee Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku dhinteen dad ku dhow 10-qof
shekh shariif baa ka danbeyey arintan