Daawo Sawirada qaabkii loo qabsaday Qoryooleey

Ciidamada DF oo garab milatari ka helaya kuwa AMISOM, ayaa maanta xoog kula wareegay degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelada Hoose, halkaasoo in mudo ahba ay maamulayeen xarakada Shabaab.

amisom-hireysi_3

Saraakiisha gobolka ee dowladda ayaa sheegtay in magaalada ay guud ahaan gacantooda ku jirto iska caabinna ay kala kulmayaan maleeshiyaadka Al-Shabab, gaar ahaan dhinaca bari ee magaalada.

Halkaan ka daawo Sawirada:

amisom-hireysi_5 amisom-hireysi_6 amisom-hireysi_7 1477344_687792271259741_1940087318_n 1922310_687792177926417_1299148735_n amisom-hireysi_2 amisom-hireysi_3 amisom-hireysi_4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here