Daawo Sawirada nolosha Muqdisho oo Si Caadi ah kusoo Laabatay

Isku socodka dadka iyo gadiidka magaalada Muqdisho ayaa saakay si caadi ah u bilaawday, kadib 2 maalin oo ay kala xirnaayeen.

Gaadiidka dad weynaha, iyo kuwa gaarka loo leeyahay, ayaa saakay si caadi ah u shaqeeynaya, gaar ahaan wadooyinka Maka Al-mukarama iyo wadnaha oo ahaa labada wado ee ay si gaar ah u saameeyeen howlgalo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socday Muqdisho.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here