Daawo Sawirada: Naxdin Badan oo Laga Qaaday Goobtii uu ka Dhacay Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa

Shalay galab ayey ahayd markii qarax ismiidaamin ah oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taalla magaalada Muqdisho, hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa sawirro naxdin badan oo laga soo qaaday goobtii ay qaraxyadu ka dhaceen.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

2 COMMENTS

  1. Walahi waxan aad Iyo aad Uga Xumahay Qasarihi Foosha Xuma ee Kadhacay The Village Hotel waxa Ku Le’day Aqonyahano Iskugu Jiro Suxufiyin Dhalinyaro Xildhibano Walahi Waxa Nasiib Xumo Inoo ah Hadi Indhihi Noo Fiqmaba nagala Rido Tana Ma’aha Mid aan Ka Kabsan doono Marka waxan Leeyahay somaliyey si wada Jir ah Haloola Diriro Al Qaacidada Somalia

  2. Waxaan fariin guud u diraya Ummadda somaaliyeed iyo dowladda usub.aniga waxaan dhihi lahaa dagaalkan guud ee Gobol gobalka looma baahna.Waxaa loo baahanyahay in la soo qabto tobanka nin ee shashka ama ganbada haweynka wadata oo madaxda u ah Alshabaab waa kuwa habeen iyo maalin u dhiga BAMKA Ummadda Soomaaliyeed waxay u dagaalamaan waa lacag raadis ee ma ahan diin waa qoladii Axadda, ka immaan dhulkii diinta lagu baran jiray,labaatankii sanoo la soo dhaafayna afka waa u xiranyahay xagee deentu joogtaa waaba tuug afxiran oo meelna ka shaqeyn ummadda xoolohooda rabo in uu ku noolaado isku qariyo diin, ninkastoo waalan ku soo xira BOMB..Aniga waxaan dhihi lahaa Jaalle Madaxweyne ummadda ka aruuri Hubka ay ku heestaan Guryohooda Magaalooyinka dowlada gacanta ku heyso (dil , xabis da’in , qofkii lagu arku hub isagoo heysto mudada loo qabto ka dib).
    Waxaan tacsiya u diraya dadka Muslimiinta ah oo dadkooda Bamka loo dhigay, waxaan leeyahay soo” Aarsda “waa ogtihiin qofka sidaas idiingalay waa Madaxa Alshabaab oo idinla jooga Xamar, Kismanyo , Marka , Baraawe, Afgooye. waa tobon nin oo Shaash madax u saaranyahay oo Caan ku ah in ay dadku dilaan ku faana.
    Waxaan idiin qabtay Muddo soddon maalmood in add ku dhameysaan arintaan.

Leave a Reply to Axmed Baariyow Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here