(Daawo Sawirada) Geele oo Casha Sharaf u Sameeyey Xasan Shiikh iyo Madaxda kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo shaley u duuleey magaalada Jibuuti ee Jamhuuriyadda Jibuuti ayaa waxaa casha sharaf u sameeyey dhigiisa dalka Jibuuti Ismail Cumar Geele.

So dhaweeyn diiran oo Madaarka Magaalada Jibuuti uu kaga hortagey Madaxweynaha martida looyahay ee Jibuuti Mudane Ismail Cumar Geele kadib ayaa wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa loo galbiyey Hotelka kempiski, halkaa oo habeenkii xaley ahaa Xaflad shaso sharaf ah loogu sameeyey madaxda dowladda Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here