Qudbadii Madaxweynaha ka jeediyay degmada Deyniile Sawiro Dhageyso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Xildhibaano, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saraakiil ka tirsan ciidamadda ayaa maanta booqasho ku tegey Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

Maamulka cusub ee Degmada Deyniile iyo bulshadda qaybaheed kala duwan ayaa Madaxweynaha JFS ku soo dhaweyey Degmada, Iyadoona halkaas ay ka dhacday Munaasabad ballaaran oo ay dadka degaanku ku muujiyeen rabitaankooda ku aadan dowladnimadda.

 

Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha ka jeediyaya Degmada Dayniile

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/daynile.mp3″]

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here