Daawo Sawarrada dhakhaatiirta lagu dilay Somalia

1

Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Arbaca ah lagu dilay lix ruux oo ay ku jiraan saddex takhtar oo u dhashay dalka Suuriya.

Takhaatiirtan ayaa u safrayay meel dibedda ka ah magaalada Muqdisho.

Waxaa lagu weeraray waddada isku xirto Muqdisho iyo Afgooye.

Takhaatiirta la dilay magacyadooda ayaa kala ah:-Axmad Safwaan, Dr. Maxamad Saalax Al-Khadiib  iyo Dr. Caamir Mudiic  waxaana dhamaan  ay kasoo jeedaan dalka Syria waxaa kaloo lala dilay sedax Soomaali ah oo midkood dhaqtar ahaa.

suuriyaan-3

2

suuriyaan-4

Ra’yigaaga ka soo dhiibo sawirradan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here