Daawo: Ra’iisul wasaare ku xigeenka DF oo sheegay in AMISOM la geeynayo Puntland

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa asigoo London ku sugan wareysi muuqaal ah uu siiyay VOA-da, waxa uu sheegay in DF ay qorsheeysay in ciidamo katirsan kuwa AMISOM la geeyo deegaanada Puntland, si halkaas looga sifeeyo Al-shabaabka qabsaday Deeganada ku teedsan Xeebta.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here