Daawo: Qisadaan Murugada leh waxeey ka dhacday magaalada Mosul ee dalka Ciraaq

ayshaCiidamada Ciraaq iyo xulufadooda ayaa maalinki 6aad oo xiriir ah weerar ku haya magaalada Mosul oo ah magaalada 2aad ee ugu weyn Iraq, halkaasoo gacanta ay ku hayaan kooxda Daacish.

Aysha waa Gabar 10 sano jir ah kuna nool deegaanka Kafer oo ah deegaan duleedka uga yaal magaalada Mosul, waxeey Ciidamada Ciraaq iyo xulafadooda oo qabsaday deegaankooda u sheegtay in 3 maalin ay cunto la’aan iyo Biyo la’aan ahayd.

Aysha iyo Hooyadeed waxaa gacanta Daacish ka badbaadiyay Ciidamada Ciraaq oo shalay la wareegay deegaanka Kafer.

Deegaanka Kafer oo ah deegaan ku yeel duleedka Mosul, ayaa waxaa maamulayay tan iyo 2014 kooxda Daacish, kuwaasoo dilay qaar badan oo kamid ah dadka deegaanka.

Aysha ayaa markii ay aragtay Ciidamada Ciraaq oo qabsaday deegaankooda waxeey is celin weyday Oohin farxadeed, waxeeyna cagaha ka dhunkatay mid kamid ah Ciidamada, waxeey u sheegtay in Aabaheed ay dileen Daacish islamarkaasina mudo 3 maalin ah aysan wax cunin.

Ciidamada Ciraaq ayaa Aysha iyo Hooyadeed iyo qaar kaloo kamid ah dadka deegaanka ugu deeqay raashin iyo Biyo.

*** NO SYNDICATION - NO LIBRARY *** A young girl and her mother are safely evacuated from their home by Iraqi Army forces. She had lost her father to ISIS and she feels the relief at the end of the oppression in Kafer, Iraq. Credit Ameer Kafer Image via Ken Klothe
*** NO SYNDICATION – NO LIBRARY ***
A young girl and her mother are safely evacuated from their home by Iraqi Army forces. She had lost her father to ISIS and she feels the relief at the end of the oppression in Kafer, Iraq.
Credit Ameer Kafer
Image via Ken Klothe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here