Daawo Qalab casri ah oo Dowladda u isticmaasho siyaabo kala duwan

Qalabkani ayaa ah mid loo isticmaalo sameynta Baasaboorada, sidoo kale hey’addaha amaanka ayaa u isticmaala sameynta iyo aqoonsiyada shaqaalaha Dowladda, iyadoo qof walba oo heysta ID Card-yada Dowladda ee laga shakiyo lagu ogaanayo farahiisa oo ku keydsan Computerada Dowladda. Sidoo kale qalabkani ayaa waxaa loo isticmaalay Kaararka ergada shirka dib u heshiisiinta oo macluumaadkooda uu ku keysan yahay computerka

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here