Daawo: Qaabkii Loo Aasay Meydka Boqorkii Dalka Sacuudiga

Aas ballaaran ayaa waxa maanta loo sameeyey Meydka Boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdicasiis Aala Sacuudi oo Saaka Salaadii subax geeriyooday iyadoona duugta Marxuumkaasi ka qeyb galeen Hogaamiyeyaal Caalamka ka socday iyo Kumanaan Dalkaasi Sacuudiga udhashay.

Meydka Marxuumka ayaa Salaada Janaazada lagula tukaday Xaramka Barakeysan kadibna la aasay.

26 34 42 52 61 81 91 116 117 Aas-1 Aas-2 Aas-3 Aas-4 Aas-5 Aas-6 Aas-7 Aas-8 Aas-9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here