Maxamed Xuseen Xaaji oo ku magacdheer (Maxamed Yare), waa Oday 122 jir ah hadana ku nool magaalada Muqdisho.
Maxamed yare oo sanado badan waaya-joog usoo ahaa xaalado kala duwan, ayaa nala wadaagaya Qiso cajiib ah oo ku saabsan Boqortooyo ay hogaamin jirtay haweeneey lagu magacaabo Faadumo Il-cad, taasoo 1930kii xukumi jirtay magaalooyinka xamar, Warsheekh iyo Marka.
Halkan ka daawo muuqaalka.
Oday 122 jir siduu sheegay Xamar, warshiikh, marka waxaa kaTalin jiray naag la oran jiray Faadumo ilcad 1930 melahaas asaguna waxuu u ahaa gacan yare xilal badan usoo qabtay daawo
Posted by Eg on Sunday, 30 December 2018