Daawo: Obama oo Aqalka Cad ku qaabilay 6 jir usoo qoray Warqad..

obamaMadaxweynaha xilka kasii dagaya Dalka Mareykanka Obama, ayaa aqalka Cad ee dalkaas looga arimiyo ku qabailay Alex Myteberi oo 6 jir ah, kaasoo Bilo kahor Obama usoo qoray warqad uu kaga codsanayo inuu wax u qabto Wiil yar Syrian ah, kaasoo ay warbaahinta Sawiro Murug leh kasoo qaadeen isagoo ku dhexjira Gaari Ambalaas ah.

Obama ayaa mar uu Golaha amaanka kahor jeedinayay Khudbad ku saabsan Qaxootiga, waxa uu soo qaatay nuqul kamid ah warqada uu usoo qoray Alex.

Alex ayaa qoraalkiisa Obama kaga dalbaday ineey suurtagal tahay in wiilka Yar Syrian-ka ah la keeni karo Mareeykanka si uu isaga ula noolaado.

3a8b539b00000578-3952386-image-a-19_1479566531715 3a8b539f00000578-3952386-image-a-28_1479566623640 3a8b544a00000578-3952386-image-a-20_1479566535023 3a8b734f00000578-3952386-obama_used_alex_s_letter_as_part_of_an_international_speech_at_t-m-3_1479570046077 3a8b554200000578-3952386-image-m-17_1479566506531 3a8b734300000578-3952386-image-a-18_1479566528628 3a8b734900000578-3952386-obama_used_alex_s_letter_as_part_of_an_international_speech_at_t-m-2_1479570017249 3a8b735300000578-3952386-image-a-27_1479566620312

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here