Daawo muuqaalka guud ee magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa tan iyo dhamaadki sanadki tagay gashay marxalad cusub oo ka duwan tii dagaalka ee dhowrki sano ee lasoo dhaafay marxaladaasi oo ah dib u dhiska.

Hada waxaa magaalada ka muuqda in ay kasoo kabaneyso daqaradi iyo bur burki kasoo gaaray madaafiicdi ay isku garaaceen dhinacyada iska soo horjeeda kuwaasi oo tiray muunadi daaraha qurxanaa ee Muqdisho.

Waxaan halkaan idinkugu heynaa muuqaalka qeybo badan oo caasimada ah haba ugu badnaadeen degmooyinka jiro dhinaca xeebta oo aan kor ka sawirnay ee nala daawada.







Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here