Daawo muuqaalka Garoonka diyaaradaha Aadan Adde oo si aad ah loo hormariyay

Sanadihii ugu danbeeyay waxaa si aad ah loo hormarinayay garoonka diyaaradaha ee Aadan Aadde, garoonka oo ay hada gacanta kuhayso shirkada SKA oo kusoo kordhisay qalab casri ah.

Marka aad dhex gasho gudaha garoonka waxaad dareemee in laga qabtay shaqo aad uweyn, garoonka waa mid hada la tartamaya garoomada caalamiga ah ee Afrika.

Hadaba mar aan shalay booqanay garoonka Aadan Adde ayaan idinkaga soo qaadna sawiro muujinaya bilicada iyo horumarka kajira halkaas.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here