Daawo: Musharax C. C. Shakuur oo sheegay in lacagta Bangiga laga xaday…

cabdiraxmaan cabdishakuurMusharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo kamid ah musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha Soomaaliya doorashada soo socota, ayaa ka hadlay lacag kumanaan kun Dollar ah oo laga xaday Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa sheegay ineey walaac xoogan ka qabaan lacagta la xaday iyo xiliga ay kusoo beegantay oo ah xili kala guur ah.

“Waxaan ku tilmaamay arintaas halis qaran” ayuu yiri musharaxa.

Halkaan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here