Daawo Mucjisadaan: Canug markuu dhashay Horay ka socday

Canugaan Mucjisada ah oo ku dhashay dalka Brazil ayaa maalmahaan si aad ah u qabsaday Internetkla gaar ahaan baraha Bulshada.

Canugaan ayaa markii uu dhashay Horay ka bilaabay inuu socdo, waxaana kalkaalisooyinkii dhalinayay ay kasoo duubeen muuqaal kooban soo galiyeen Facebooka.

Muuqaalka canugan Mucjisada ah ayaa durbaba waxaa daawaday dad gaaraya 72 Milion, waxaana share gareeyay 1.6 Million sidoo kale waxaa ka fal celiyay 339,000.

Halkaan ka daawo muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here