Daawo: Milatariga Turkiga oo la wareegay tallada & rasaas laga maqlayo Ankara

Bayaan kasoo baxay taliska sare ee Milatariga Turkiga, ayaa lagu sheegay ineey la wareegeen tallada dalka, bayaanka Milatariga ayaa waxaa laga baahiyay Telefeshinka guud ee dalkaas.

Rasaas ayaa laga maqlay caasimadda Ankara ee dalka Turkiga, waxaana lagu soo warramayaa in diyaaradaha dagaalka iyo kuwa helicopterka loo yaqaano ay jawi hoose ku dul marayaan magaalada.

Booliska ayaa la sheegay in ay xireen buundooyin ku yaalla magaalada Istabul.

Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, Binali Yildirim, ayaa sheegay in milateriga dalkaasi ay “fuliyeen fal aan loo idmin” balse aanu afgemi ahayn.

Waxa uu intaa raaciyay in aanay jirin wax dhibaato u geysan kara dimuqraadiyada Turkiga.

36525A8C00000578-3692693-image-a-96_1468615344744 36525C8300000578-3692693-Troops_across_the_country_have_taken_positions_in_strategic_loca-a-93_1468615344604 365267AE00000578-3692693-Witnesses_have_claimed_there_have_been_reports_of_an_explosion_n-a-92_1468615344520 3652661C00000578-3692693-The_Turkish_military_has_detained_unarmed_civilians_pictured_min-a-95_1468615344718 3652670000000578-3692693-Turkey_s_Prime_Minister_Binali_Yildirim_pictured_described_tonig-a-91_1468615344512 3652773300000578-3692693-Soldiers_blocked_Istanbul_s_Bosphorus_Bridge_which_was_lit_in_th-a-94_1468615344648 3652774500000578-3692693-image-a-90_1468615344507

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here