Daawo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo soo booqday Minnesota

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shriif Sheekh Axmed ayaa hadda booqasho ku jooga magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Shariif oo madaxweyne u ahaa dowladii ugu dambeesay ee KMG ayaa lagu wadaa in uu la hadlo Soomaalida ku dhaqan Minneapolis, oo ah meesha ugu badan ay ku nool yihiin Soomaalida dalka Maraykanka.

Haddaba Shabakadda Midnimo.com ayaa waxa u suuragashay in ay hesho mid ka mid muuqlada laga soo duubay booqashada Shariif magaalada Minneapolis.

Qaybta hoose ka daawo muuqaalka Shariif Sheekh Axmed oo hadda wax ku barta Jaamacaaha ay dhigtaan madaxweynayaasha soo maaray Africa.

Halkan Ka DAAWO

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

2 COMMENTS

  1. salam horta somalida wadad yohon wadad jahil dhamantod wadad isla wayn wadad qabil afeyay wa dad an ladhaqmikarin adunka wadad danbey xag caqliga xaga labeska wa dad dinta kadhigay dhar laxirto sida dumarka waxay xirtan dhar ay shegen in islam hadana dinta odhan waxay kaso qaten dhariyo ragun qamis dumarkana jalbab mafasiri yaqan hal ayad maya qanan habka dinta shegayso layskudahiyomarka ninkan lo dhahayo madaxwayne ayu somalia u aha wa nin an uqalmin ojahil ah orabay ino umagac yesho lady wax barasho ayu kalaya marka xalwadi ukarin jiray hays kanoqdo iyo macalan dugsi uamayn jiray daka somalia wax an haysana wadad jahil eh oislawayn islawaynka waxa kenacilmi la anta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here