Daawo: Madaxweynaha oo su’aalo kulul lagu weydiiyay barnaamijka…

madaxweyne xasanMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, oo xalay marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka Dadweynaha kana baxay Idaacada VOA islamarkaasina diirada lagu saaray arimaha dhalinyarada, ayaa ka jawaabay dhowr su’aalood oo ay weydiiyeen dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku kala nool Muqdisho gudaha dalka iyo Minnesota.

Intii uu socday Barnaamijkan oo ahaa mid Live ah, ayaa Madaxweynaha waxaa la weydiiyay dhowr su’aalood oo aad u ad adag, waxaana uu u muuqday mid su’aalaha qaar aan si sax ah uga jawaabeyn.

Hadaba Barnaamijkan oo ahaa mid aad u dheer, ayaa waxaan idinkaga soo xulnay su’aalihii ugu muhiimsanaa ee qeybta hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here