Daawo: Kacdoonka amxaarada oo meeshii ugu xumeyd gaaray

Dibadbaxyada Gobolka Gonder oo xoogeystay
Dibadbaxyada Gobolka Gonder oo xoogeystay

Waxaa dhulka la dhigay Calanka dalka Ethiopia, xarumaha Dowladda ee Gobolada Amxaarada, Oromada iyo Meelo kamid ah Gobolka Canfarta, waxayna arintan salka ku haysaa Dagaalka aan lahayn rajada in uu dhamaado, ee Ka Socda Caasimada iyo deegaanada kale ee dalkaas.

Kacdoon wadayaasha Hubaysan ee Qomiyada Axmaarada oo u muuqda inay gabi ahaan lawareegeen magaalada Gonder ayaa calankii maamulka Woyanaha, waxay kadajiyeen Gurigii madaxtoyada maamulka Gobolka waxayna saareen kii hore ee maamuladii Axmaarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here