Daawo Jawiga Magaalada Muqdisho

Jawiga magaalada Muqdisho, ayaa galabta ah mid aad u qurux badan, waxaana samada xiray Daruur sidata saxan saxo roobaad, jawiga waa qaboow, waxaana maalmihii lasoo dhaafay uu ahaa mid aad ukulul, laakiin hada waxaa bilaawday xiligii Robabka Guga.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa sawiro aan idinkaga soo qaadnay sida uu galabta yahay Jawiga magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here