Daawo: Ganacsigii Suuqa Islii oo haawanaya kadib markii..

Xaafada IsliiMuddo sadex maalmood ah waxaa xirnaa Suuqa Xaafadda ay Somalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee Islii, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go’aansadeen inay shaqada joojiyaan, iyagoo ka cabanayay dad warata ah oo albaabada xarumahooda gamacsiga iyo jidadka suuqa ku soo batay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here