Daawo: G. Warta Nabada Shabaab iyo Dahabshiil ayaa Muqdisho qasaya

Gudoomiyaha Degmadda Warta Nabada ee dowladda Soomaaliya
Deeqo C/qaadir oo gudaha degmadaasi manta shir Jaraa’id ku qabatay ayaa si kul u weerartay shirkadda Dahabshil.

Dahabshiil ayeey ku tilmaamtay shirkad taakuleysa Ururka Al-Shabab, islamarkaana deegaanada Soomaaliland qeybo kamid ah ay ka sameeyeen dhismooyin ay ku horumarinayaan dadka halkaas dega.

Hadalka ayeey jeedisay xili ay ka dalbaneysay shirkadaha degmadda Wratanabada ku yaala in ay maamulka Degmadaasi ka caawiyaan dayactirka wadooyinka mara degmadaasi.

Waxaa kaloo cadaatay in Dhabshiil ay cadaadis saaratay TVga Somali Channel kadib markaa ay ka saartay warbixintii Gudoomiyaha Degmadda Warta nabada ay kaga hadleysay xaalada degmada iyo Dahabshiil, qabta Youtube ay ku leedahay oo ay joogto u geliso wararka iyo barnaamijyada ka baxa TVga Somalichannal.

Hadii aan nahay bahda saxaafada waxaan aad uga xun nahay qaabk ay ganacsatada qaarkood ula dhaqmaan saaxafada iyo suxufiyiinta oo inta badan la handado lana ugaarsado kadib markii ay xaqiiqada ka sheegaan waxa jir.

Dhageyso Gudoomiyaha Degmadda Warta Nabada Deeqa Cabdulqadir

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/07/wartanabada.mp3″]

 

Waxaan codsaneynaa in dowladda ay dib u eegto dhamaan ganacsatada sida aan caadiga aheyn ugu taajirta dhiiga 20kii sano ee colaada jirtay dadka isla markaasna aan ogoleyn in ay ka qayb qataan dib u dhiska dalka ayagoo haba yaraateen wax canshuur ah siin ama bixin dowlada Soomaliyee, waxaana la soconaa meeshii ay ka bixin lahaayeen canshuurta in ay ka bixiyaan laaluush kaa oo dhibaateeyaya kor u kiciin dhaqaalaha dalka.

Dahabshii iyo Somali Channel waxey iloobeen in waqtigaan carsiga in wixii la geliyo  Internet in ay adag tahay in aad dib uga saarto.

Daawo Videogii  TV Somali Channel ka saareen Youtube ka.

9 COMMENTS

  1. Wa in la xira dahabshil waxa iska leh rer hargaysa mana ogola in rer xamar dowlad ka hirgasho wayo ayaga aya siya lacag inta dhibatada nagu haysa o dhan

  2. waxaan ku faraxsanahaya in runta la ogaaday haba soodaahdee reer muqdisho waa in ey taageeraan gabadhaan kartida badan shakina kuma jiro in ey dahabshiil taageerto al shabaab

  3. Dahabshiil waa shirkad ku hadasha luqad aan la aqoon waxay isticmaalaan kelmadda ah waxaan u adeegnaa DADKA AFKA AAN KU HADALNO KU HADLA. waxay diidan yihiin inay Soomali yiraahdaan oo waxay moodayaan hadday somali isticmaalaan inay Somaliland wax u dhimayaan.

  4. WAA IN LATAAGEERAA ARAGTIDA IYO KARTIDA HAWEENAYDAN SOMALIYED EE RUNTII NAFTEEDA IYO WAQTIGEEDABA UHURTEY IN MUQDISHO IYO SOMALIYA OODHANBA LAGAKORQAADO MU AMARADAHA IYO DHAGAR QABEYAASHA KUMIDOOBEY INLAXASUUQO SHACAKA IYO INDHEER GARADKA SOMALIYEED TAAS OO AYKUMIDOOBEEN GURUUBO UJEEDOOYIN KALE DUWAN KALA LEH OO AAN JECLAYN IN LA ARKO CALAN SOMALIYEED IYO MIDNIMO SOMALIYED IYO CAASIMAD NABADA QURXOON OO AY YEESHAAN DHAMAAN DAD YAWGA SOMALIYEED MEEL AYJOOGAANBA RUNTII GABADHAAS WAXAY MUDANTAHAY IN LAGUTAAGEERO TAAGEERO DHABA OO HIIL IYO HOOBA LEH WAXAYNA TAARIIKHDA FOG IYO TANDHOWBA MUDNAANDOONTAA IN GASHO HAWEENKA SOOMAALIYEED EE MUTAYSTA TAARIIKH BOGA TAARIIKHDA HAWEENKA SOOMAALIYEED EE NAGA MUDAN XUSUUS IYO AMAAN AYNA HELIDOONTO WAQTI DHOW ABAAL QAALIYA AMA AYKUQORMIDOONTO BUUGAAGA MASXAFYADA HALYEYNIMO OO HELA ABAAL SHACAB IYO MID DAWLADEED UMADEED OO AYKUFARXAAN IYADA IYO UMADASOOMAALIYEED ILAAHAY IDINKII WAXAANA XUSID MUDAN IN LAGARAB ISTAAGO INTA AY XAQIIJINAYSO NABADA CADAALADA KARAAMADA DADKA IYO DALKA QAASATAN CAASIMADA MUQDISHO TAAS OO UBAAHAN IN LAGA FAA IIDEYSTO ARAGTIDEEDA DHEER IYO GEESINIMADEEDA IYO KALSOONIDEEDA SHAQSIYEED OO RUNTII ISOOJIITAY MARKAAN DAAWADO XAAFADAHA AMA DEGMOOYINKA CAASIMADII MUQDISHO EE AY HALEKEEYEEN DAGAALO XAARAANA OO KAFOG MUSLINIMADA SOMALINIMADA IYO SOKEYE NIMADA INTABA WAXAYNA HAWEENAYDAASI XAARAYSAA OO DUMINAYSAA WAXII RAGII XAMAR SAAS UGALAY IYO FOOLXUMADOODII WAXAANA UGUHANBALYEEYE HAWEENAYDAAS MUUJISEY DADAALKA IYO ARAGTIDA DHEER EE AAN QOF AMA NIN MEELDHEER AAN WAX KA ARAG OO WAXBA KUSOOKORDHIN UMADA 22SANO LOOSOO MIDOOBAY SIDII LOOXASUUQILAHAA LOONA GUMAADAY HADANA LA OGAADEY MEESHA MASIIBADANI SALKA KUHAYSO IYO U JEEDKOODABA WAANA WARCAD OO HORE UBAAHNAA INLOOHELO ILAAHAY MAHADII EE REER MUQDISHOOW DAD IYO DAWLADBA TAAGEERA QOFKA GEESIGAA WADANIGAA XALAASHAA DAACADAA KANA CABSAN XAQA ALE ISKANA QABTA DULMIILEYAASHA IYO MUJRIMIINTA KUMILMAY DHEXDEENA OO HABEENBA SHAADH SOOGASHADA ILAAHAYNA HA UNAXARIISTO INTII KUNAFWAAYEY GUMAADKII KUSOCDEY KOONFUR SOMALIYA OO RUNTII ISCUNAYSEY MUDO DHEER ILAAHAYNA HAYNOO SAHLO INAAN SIQUMAN OO XALAALA DAWLAD MIDA KUWADA HELO OOHOGAAMISA DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED OODHAN AAMIIN

  5. Asc. Waa salaaman tihin ma Hada la ogaday dahab shiil ilaah mahadiis hadii Hada la gartay oo hurdaada laga kacay dahab shiil wadankeeda ayey hormarisay intaas dhan waa arki weynaay Hada oo la jogo waa in tilaabo Cad oo deg deg ah Loga hortaga waayo somaalida waxaa kala Qeybinaya
    Waa ayaada Sababto dorashadii silaanyo waxaa ku qarash gareeysay maal dhan aduun. € .150,000 dollar .ama EURo
    Marka Sidaas ayey dakeeda wax ugu sameyneeysa hala xiiro Gacanka hala siyo barakat haal soo celiyo Olompic kaah. Al-mustaqbal
    Gumiyada Warta nabada ilaahow noo dhaaf waa gabar Aad u Caqli Badan hadana xilkaas ah nolow Waliga

  6. Waa yaab walh meel walba hunguri baa kagala cidan hadii goboladii xaaraanta kabarateen dadkii laha utashteen ma xawaladaha ayad hunguri karaadiseen adinko wata sharka dowlada kuqarabanaya waxas adaa lagu dhaha WAA LIS BARTAY SOMALIDA XAQ DARADA WEY SO BAXDAA WEYNA IDIIN HESATA MANTA DARBIYADA MADAXA KUGARAACA TUUGO CAGA BOR BADAN FILIMKIINA EEY BAA CUNAY SOMALIDA INTEDA KALE WEEY IDIINKA TASHATAY WAA KAA BAL BEYDHABO IYO BALAD WEYNE **** HAKU DHAX HADLO ILA KISMAYO

    DAHABSHIIL WAA SHIRKAD CAAN AH WAXEYNA U ADEGTAA UMMADA DHAN CAALAMKA LAGA YAQAAN MARKA HAKUDAALINA EE MEEL KALE HUNGURI KARAADIYO IN KASTO ALBAABADII XAARAANTA EEY IDIINKA SO XIRMEYN NIN DAAD QAADAY XUMBO CUSKAY AHAAAAAA

  7. Waa markii *** lahaa habartaas cabtooyda ah inta marduuf jaad lo qaday ayey iska nac nacleysay Shirkada dahabshiil wey taktay dunida dhan ayeey qabsatay marka adinka bey idiin taal

  8. wWA RUNTIN OO WA IN EY DOWLADU KA QADO CANSHUR GANACSATADA WAXA SE XUSID MUDAN IN AN HORTA EDEYNO KUWA KA SO JEDA KOFURTA OO 20 SANO KA SAMEYEY LACAG AN CADI EHEYN HADANA AN DADKI EY KA DHASHEEN IYO DHULKI EY U DHASHEEN BA AN WAX EY TARAN ISKA DHAFE KA SHAQEYNAYA DHIBATEYNTODA MACNAHA QABIL BA QABIL KU DIR SI AN NABADBA LO HELIN OO EY U SI HELAN LACAG TAN DAHAB SHIL WA CAQLI IN LACAG LAGA SAMEYO HADANE LAGUGU BURBURIYO LAGUNA DHISTO DHULKODI WA SHAX KOFURTU FAHMI WEYDAY EE KUWA U DHASHAY WAX U SHEGA TUSAN QALADADKODA HA KU DAYDANO QEYRKOD BYE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here