Daawo: Dameero Soomaaliya laga dhoofiyay oo Mareeykanka la geeyay

Warbixin lagu daabacay wargeyska Dallas News ee kasoo baxa Mareeykanka, ayaa lagu xusay in Dameero laga dhoofiyay Soomaaliya la geeyay qeybo kamid ah dal weynaha Mareeykanka.

Xarruntan oo ku taalla St. Louis, waxaa xayaawada ku jira ka mid ah labo dameer oo laga keenay Soomaaliya, kuwaasoo loo keenay in tusaale u noqdaan xayawaanada Soomaalida ay dhaqdaan.

Waa markii ugu horreysay oo dameero laga keenay Soomaaliya la geeyo xarrunta xanaanada xayawaanada ee Dallas Zoo.

Soomaaliya ayaa laga dhaqada Dareemada oo ka mid ah gaadidka la isticmaalo.

Halkan ka daawo Sawirrada iyo muqaalka dameerada loo dhoofiyey Dallas.

Halkan ka daalaco warbixinta uu qoray Dallas News:

https://www.dallasnews.com/news/dallas-zoo/2017/08/03/dallas-zoo-welcomes-2-extremely-rare-somali-wild-ass-foals

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here