Daawo: Ciidamo Boolis ah oo la geeyay magaalada Jowhar

Taliska Booliska Ciidamada Soomaaliya, ayaa shalay magaalada Jowhar ee xaruunta maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe gaarsiiyay Ciidamo Boolis ah oo hordhac ah.

Ciidamadan ayaa ka qeyb qaadan doona sugida amniga Ergoyinka Jowhar u imanaya Shirka Maamul usameynta Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Halkaan ka daawo warka ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here