Daawo burburka iyo khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay lagu weeraray SYL Hotel

2Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 30 kalena wey ku dhaawacmeen qarax xooggan maanta lala beegsaday hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo kasoo horjeedaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo derbiga hotelka lagu dhuftay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here