Daawo Barnaamijka dilaaga wariyaasha

Xasan Xanafi Dilaaga wariyaasha Soomaaliyeed
Xasan Xanafi Dilaaga wariyaasha Soomaaliyeed

Barnaamijka Dilaaga Wariyaasha oo uu soo diyaariyay Wariye Cabdi Casiis Afrika oo ka howlgala TV-ga Qaranka, ayaa xalay ka baxay Telefeshinka Qaranka.

Barnaamijkan oo ah mid xasaasi ah, ayaa markaan waxaa lagu wareeysanayaa Xasan Xanafi Xaaji, oo loo aaneeynayo inuu ahaa ninka Al-shabaab u qaabilsanaa qaarijinta wariyaasha.

Halkaan ka daawo Barnaamijka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here