DAAWO: Arturo Vidal oo Goolal u dhaliyey Juventus kadib soo noqoshadiisii

Laacibka Dalka Chile ee Arturo Vidal ayaa labo Gool u dhaliyey Naadigiisa Juventus kadib markii uu kasoo kacay Dhaawac uu mudooyinkii dambe kaga maqnaa Kooxdiisa. 

Labada gool ee Vidal xalay ka dhaliyey kulankii ay la yeesheen Cesena ayaa mid ka mid ah waxa uu ahaa gool ku laad (Rigoore) waxaana uu lasoo baxay goolashii lagu yaqaanay.

Juventus ayaa Naadiga Cesena kaga badisay 3-0 waxaana kulankaas uu ka mid ahaa Horyaalka Dalka Talyaaniga ee Serie A-da.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA JUVENTUS 3-0 CESENA

1411598480330_wps_57_TOPSHOTS_Juventus_midfiel 1411598487628_wps_58_epa04415844_Juventus_mied 1411598496973_wps_59_Juventus_defender_Stephen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here